Day: September 30, 2025

Announcements

OGEYSIIS WAXBARASHO TAKHASUS AH

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Islaamka waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaysaa furitaanka diiwaan-gelinta Takhasusaatka Mastarada ee soo socda: Takhasusyada la bixinayo: