Year: 2025

2025
Announcements

OGEYSIIS WAXBARASHO TAKHASUS AH

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Islaamka waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaysaa furitaanka diiwaan-gelinta Takhasusaatka Mastarada ee soo socda: Takhasusyada la bixinayo:

Announcements

Diplomaha sare ee waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education ) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa