Ogaysiis Qaadashada Arday Cusun ee Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Ogaysiis Qaadashada Arday Cusun ee Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 14aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)
Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 31/01/2025

Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa

  1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga ama Artska la xiriira.
  2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan inuu baahi gaar ah u qaba barashada qaanuunka.
  3. Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
  4. Afar sawir oo la cabir ah baasaboorka.
  5. Codsi qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare ee Qaanuunka (letter of intent).

FG: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay31 da bisha Jannuary 2025 .

Arjigaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska diiwaan galinta kulliyadda daraasaadka sare ee qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , qeybta Shabelle.
Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xariir

Email: lawgraduateschool@www.universityofsomalia.net / gsr@www.universityofsomalia.net

 

 

 

Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest