
Announcements
Ogaysiis Qaadashada Arday Cusun ee Diplomaha Sare ee Qaanuunka
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 14aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 31/01/2025 Shuruudaha