Jaamacadda Ummadda iyo Sapienza University of Rome oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Dhinacyada Aerospace Engineering iyo Teknoolojiyadda Hawada Sare
Rome, Talyaaniga – 11 May 2026:- Wafdi ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa kulan istiraatiiji ah







