
Madasha Ummadda oo Lagu Falanqeeyay Saamaynta Tahriibka ee Dhalinyarada
Muqdisho, Soomaaliya :- Madasha Ummadda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha tahriibka, caqabadaha horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidii loo xoojin







