Diplomaha sare ee waxbarashada

Diplomaha sare ee waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education )

Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa

1- In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Waxbarashada ama Artska la xiriira.
2- Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan inuu baahi gaar ah u qaba barashada waxbarashada.
3- Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
4- Afar sawir oo la cabir ah baasaboorka.
5- Codsi qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare (letter of intent).

FG: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay 16 da bisha February 2025 .

Arjigaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska diiwaan galinta kulliyadda daraasaadka sare ee qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Shabelle Xamarwayne.

Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xariir

Email:gsr@www.universityofsomalia.net

Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest