
News
Daah-furka Mashruuca PAIS-FUS: Iskaashiga Talyaaniga iyo Soomaaliya ee Dhismaha Kartida Maamul ee Hay’adaha Dowladda
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyadoo la kaashaneysa Jaamacadda Palermo (UniPA) iyo Hay’adda Talyaaniga ee Iskaashiga Horumarinta (AICS), ayaa si rasmi ah u daah-furtay mashruuca muhiimka ah