
News
Ra’iisul Wasaarihii Hore Cali Maxamed Geeddi oo Booqasho Ku Yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa booqasho ku yimid xarunta dhexe ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), waxana uu kulan gaar