News Bandhiga carwada wax qabadka dowladda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka qeyb gashay carwada bandhiga wax qabadka ee dowlada. Jaamacadda ayaa carwadaas kuso bandhigtay guulihii ay gaartay mudadii 10 ka sano August 25, 2024
News Wasiirka WWHT Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Sare oo manta ka dhacay Muqdisho “WAR-SAXAAFADEED” Muqdisho, Axad, 18 Agoosto, 2024 – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ahna Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, August 18, 2024