
News
Raktarka ayaa Daahfuray Manhajka Cusub Qaybta Saxaafada Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda
02:03:2023:- Munaasabad balaaran oo lagu soo bandhigayay manhajka cusub ee qaybta saxaafada Kulliyadda Culuumta bulshada iyo qalin jebinta arday dhamaysatay Diplomaha Saxaafada ayaa lagu qabtay