Day: June 26, 2021

News

Hambalyada xuska maalinta 26ka June

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Waxay ugu hambalyqynaysaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed 61 guurada xoriyadda Gobollada waqooyi ee dalka Jaamacadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June