Wargelin ku Socota Qalin Jabiyayaasha Kuliyadii Waxbarashada Lafoole 1973 – 1990
JUS: (19-07-2020): Wargelin ku Socota Qalin Jabiyayaasha Kuliyadii waxbarashada Lafoole 1973 – 1990
JUS: (19-07-2020): Wargelin ku Socota Qalin Jabiyayaasha Kuliyadii waxbarashada Lafoole 1973 – 1990
OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 27/07/2020 Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta…
Muqdisho (JUS): Munaasabad lagu soo xirayay tababar loo qabtay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee COVID-19 ayaa maanta lagu qabtay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka, XFS, Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada HTS, Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), Hormuudka Kuliyadda Caafimaadka JUS, dhaqaatiir, iyo marti sharaf kale. Wasiiru dowlaha…
The Somali National University (SNU) and The Italian UNESCO Network for Covid-19, in collaboration with the Italian Agency of Development Cooperation, have organized a Covid-19 Online medical profession development course The course was launched by the Deputy Minister of Health and Human Service together with the rector of SNU, Mohamed Ahmed Jimale. The course will…
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. “Waxaan Ummadda Muslimiinta ah meel waliba ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, si gaar ah ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle idinkaga baryayaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barqaaqo idinku gaarsiiyo”. Ayuu yiri…
Ardayda Kulliyada Caafimaadka ayaa qayb ka ah shaqooyinka ka socda xarunta adeega degdega ah ee Covid19 Iyaga oo ka jawaabaya Taleefanka Gaaban 449. Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed JUS, Dr Maxamed Axmed Jimcaale iyo Hurmuudka Kulliyada Caafimaadka ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagay ardayda qaybta ka ah hawlaha wacyigalinta iyo ka jawaabida Taleefanka 449. Dhaqaatiirta Jaamacadda…
Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco ah , ayaa raktarka JUS, Dr. Mohamed Axmed Jimcaale waxuu ku dhawaaqay in jaamacadu fasax tahay, laga bilaabo 18-03-2020 Ilaa mudo 15 maalin ah, si looga qayb qaato badqabka bulshada iyo…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr, kuwaas oo ka kooban:- 12 fasal 3 xafiis 17 musqul 1 jiko Arday ayaa halkaas hada casharo ku qaadaneysa. dhismahan cusub dhamaan qarashka ku baxay waxaa bixiyay jaamacadda, Ardayda iyo waalidiintooda.
Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa kala qaybqaatay ardayda ololaha nadaafadda, wuxuuna sheegay in ay doonayaan in shaqadaan ay noqoto mid joogto ah, isla markaana bil kasta maalin nadaafad wadareed ah ay ardaydu samayso. Gudoomiye…
Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqasho xog uruurin ah ku tegay xaruunta wayn ee Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Maareeyuhu wuxuu u kuur galay hawlaha dib-u-dhiska iyo dayactirka ee Jaamacadda Ummaddu ka sameysay Xaruunta Gaheyr oo hadda ay saldhig u ah 7 kulliyadood oo ay dhigtaan…